Haweeney Raisul Wasaare ka ah dal ka tirsan Yurub oo guursatay (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha dalka Finland Sanna Marin ayaa maanta la aqalgashay seygeeda Markus Räikkönen oo ay muddo 16 sano ah wada jireen. War ka soo baxay dowladda maanta oo Axad ah ayaa lagu sheegay in Xafladda aroosku ay ka dhacday Sabtidii shalay ahayd Kesäranta (Guriga dowladda ee Ra’iisal wasaaraha Finland). Xafladda arooska ayaa waxaa ka soo … Continue reading Haweeney Raisul Wasaare ka ah dal ka tirsan Yurub oo guursatay (Daawo Sawirro)